Qeexid
"Faras dusha ka korid."
[-uulay, -uushay]
fardafuul2 ulay
fardafuul2 ushay
f.g1"Faras dusha ka korid."
Wadaag:
Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo.
F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.
m.l
Wadaag:
Faras aan koore saarnayn fuulid.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Rag fardo leh ama fuli yaqaan.
Ciidan hubaysan oo fardaha ku dagaala.
m.dh.u
Wadaag:
(taar.) Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka.
m.dh.u
Wadaag: