Qeexid
"(taar.) Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka."
"(taar.) Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka."
Wadaag:
Rag fardo leh ama fuli yaqaan.
Ciidan hubaysan oo fardaha ku dagaala.
m.dh.u
Wadaag:
Qalab bir ah oo daab dheer oo qori ah leh oo beeraha looga shaqeeyo. ld faraley (2).
m.dh
Wadaag:
Orod boodboodid leh oo ay sameeyaan xoolaha iyo carruurtu xilliyada barwaaqada ah.
m.dh
Wadaag:
Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo.
F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.
m.l
Wadaag: