Qeexid

"Cunto, cabid iwm faro dhex gelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faree oo kali ah:
  • Luul hawsha ay maalmahan haysay waxaa ka mid ahaa inay soo xulato oo soo iibsato sawirada fareemka la geliyo ee guryaha la sudho, waxaanay aad u soo badsatay sawirada leh barxadaha, dooga, badaha iyo biyo-shubyada.
  • Habeenkaas Najiib iyo Luul, waxay ahayd markii ugu horeysay ee ay si wada-jir ah hawl u wada qabtaan, waxaanay wada-gureen sawiradii fareemka ku jiray ee ay Luul soo iibisay, iyagoo dhigay guriga ay ku aqal-geli doonaan ee hadda uu Najiib keligii galo.