Qeexid
"ld farkannax2."
[-xay, -xday]
fargannax2 ay
fargannax2 day
f.mg1"ld farkannax2."
Wadaag:
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax2, fargannax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash.
Ciyaar carruureed.
m.l
Wadaag:
(-nxo, m.l) Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
m.dh
Wadaag:
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax1, fargannax1.
m.l
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
eeg fargo. ld fargad1, fergad, fergasho, firgad, firgasho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: