Qeexid
"ld farkannax-sanaan."
"ld farkannax-sanaan."
Wadaag:
eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa
m.f.dh
Wadaag:
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash.
Ciyaar carruureed.
m.l
Wadaag:
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: