Qeexid
"Foolbeenaad, fooldiin (hasha geela)."
"Foolbeenaad, fooldiin (hasha geela)."
Wadaag:
Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash.
Ciyaar carruureed.
m.l
Wadaag:
eeg fargo. ld fargad1, fergad, fergasho, firgad, firgasho.
m.f.dh
Wadaag:
Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.
Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
m.dh.sh
Wadaag:
Nafley sii dhimaynaysa galgalasho.
Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
f.mg3
-gaday, -gatay
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Shay maacuunka ka mid ah, faro leh oo loo adeegsado in wax lagu cuno.
Faraley.
m.dh
Wadaag:
Wax fandharasho.
Cid farriin u dhiibasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag: