Qeexid

"Shay maacuunka ka mid ah, faro leh oo loo adeegsado in wax lagu cuno."

Qeexid Xigta

Faraley.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fargeeto oo kali ah:
  • Wadanka Talyaaniga ayaa isna intii itaalkiis ah ballan-qaaday baastada iyo fargeetooyinka iyo maryaha afmariska.
  • Richard waxa uu isku dayey bal inuu isna samayn karo sida uu steven yeelay, wuxuuna soo qaatay fargeeto, ka dibna markii uu Fargeetadii si aad ah u eegay ayeyba qaloocsantay.