Qeexid
"F. ah: haweeney karti iyo caqli badan."
"F. ah: haweeney karti iyo caqli badan."
Wadaag:
Nin karti iyo caqli badan; diric.
(fk) Waa tahay, waa hagaag.
m.l
Wadaag:
(-raa'id, m.l) Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.
m.dh
Wadaag:
Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.
m.l
Wadaag:
(f.g) Salka meel saarid.
(f.mg) Dareere garoorid.
(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax salka dhul u dhigid.
Cid fadhi ku soo dhaweyn.
Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
Meel xoolo ama dad la dejiyey.
Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay.
Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin2.
m.l
Wadaag:
eeg fariiso. ld fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.
m.f.dh
Wadaag:
(-iimo, m.l) Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.
m.dh
Wadaag: