Qeexid
"Fariid ahaansho."
"Fariid ahaansho."
Wadaag:
Nin karti iyo caqli badan; diric.
(fk) Waa tahay, waa hagaag.
m.l
Wadaag:
Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.
m.l
Wadaag:
(f.g) Salka meel saarid.
(f.mg) Dareere garoorid.
(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax salka dhul u dhigid.
Cid fadhi ku soo dhaweyn.
Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: