Qeexid

"Wax salka dhul u dhigid."

Qeexid Kale

Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.

Qeexid Xigta

Cid fadhi ku soo dhaweyn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fariisi oo kali ah:
  • Qeyloy waxaa uu sheegay in ay sii wadi doonaan dagaallada tan iyo inta ay dib u soo ceshanayaan fariisimadii laga qabsaday, isla markaana ay ku noqonayaan guryahooda oo laga soo barakiciyay, waa sida uu hadalka u dhigaye.
  • Ciidamada AMISOM waxay fariisin gaar ah ku leeyihiin agagaarka Wadada KM4, halkaasoo tiro labo jeer lagu soo weeraray, hase ahaatee ay iska difaaceen, waxaana weerarkii u dambeeyay ay labo ruux ka dileen Kooxihii weerarka soo qaaday.