Qeexid

"eeg fariisi. ld fadhiisin1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fariisin oo kali ah:
  • Puntland oo ku noqotey Las Qorey Tallaabadai waxay keentay in maamul goboleedka Puntland uu isaguna halkaas u diro ciidamo ka tiran daraawiishta kuwaas iyana fariisin ka dhigay meel 15km xagga koofureed ka xigta L/qoray.
  • Ciidamo Itoobiyaan oo mar kale Fariisin ka sameystay Tuulo u dhow Magaalada Baladweyne.