Qeexid

"(f.g) Salka meel saarid."

Qeexid Kale

(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.

Qeexid Xigta

(f.mg) Dareere garoorid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive