Qeexid
ld jaawi2.
[-iyay, -isay]
f.mg2ld jaawi2.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld jaawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jaawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld jaawi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]

Qeexid: ld jaawo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jaawe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn.
Qeexid Xigta: Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Qeexid Xigta: Hab loo qoro af.
Qeexid Kale: Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Qeexid Xigta: Cid farriin u dhiibid.
Qeexid Kale: Cid amar siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]