Qeexid
"Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax2, fargannax2."
[-xay, -xday]
farkannax2 ay
farkannax2 day
f.mg1"Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax2, fargannax2."
Wadaag:
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax1, fargannax1.
m.l
Wadaag:
Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa
m.f.dh
Wadaag:
(-nxo, m.l) Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
m.dh
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
F. ah: wax si loo helo adagtahay; dhif, naadir.
m.l.kh
Wadaag: