Qeexid

"farma' m.dh.sh.r Si kedis iyo degdeg ah oo loo boodo ama loo ordo. ld farmac."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farma oo kali ah:
  • Mudane Farmaajo, wuxuu si kadis ah ku soo dhax galay mashruucaas ka socda Soomaaliya asagoo ah nin qalbi fiican oo dadkiisa jecel.
  • Nr.9-Farmaajo waxuu diiday inuu booqdo ama kadago deganada Puntland oo ah Soomaliya meelaha ugu xasilan kana tirsana dawladuu u ahaa Raysalwasaraha xiligaas.