Qeexid
".r ld farma'."
".r ld farma'."
Wadaag:
Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
m.dh
Wadaag:
A. ah: dhagxaanta nooca ugu adag,dhalaala, midabbo kala duwan leh oo aanburburin.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.
f.g1
Wadaag:
Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Dukaanka daawooyinka lagu iibiyo. ld farmasi.
m.l
Wadaag:
Da'.
F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.
ld faacad.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.
m.l
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Wax fandharasho.
Cid farriin u dhiibasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya.
Xoolaha aadka u cayila.
Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
m.l
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag: