Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Dukaanka daawooyinka lagu iibiyo. ld farmasi."
"(-yayaal, m.l/dh) Dukaanka daawooyinka lagu iibiyo. ld farmasi."
Wadaag:
Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
m.dh
Wadaag:
Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.
f.g1
Wadaag: