Qeexid
"Qalab bir ah oo daab dheer oo qori ah leh oo beeraha looga shaqeeyo. ld faraley (2)."
"Qalab bir ah oo daab dheer oo qori ah leh oo beeraha looga shaqeeyo. ld faraley (2)."
Wadaag:
(taar.) Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka.
m.dh.u
Wadaag:
Rag fardo leh ama fuli yaqaan.
Ciidan hubaysan oo fardaha ku dagaala.
m.dh.u
Wadaag:
Wax fandharasho.
Cid farriin u dhiibasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya.
Xoolaha aadka u cayila.
Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Qof wax dhigasho billaabid.
Qof farshaxannimo billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag: