Qeexid
"Meereeyeyaasha u dhexeeya dhulka iyo cirjeexda midkood; Mariikh."
"Meereeyeyaasha u dhexeeya dhulka iyo cirjeexda midkood; Mariikh."
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Labada ganood ee ul, hangool, iwm hal cirif ku leeyahay midkood. ld faraar.
m.l
Wadaag:
Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Fantaxda u dhaxeysa faraha nafleyda.
Cudur faraha dhexdooda ku dhaca oo dhaliya dhaawac xanuun badan.
ld faraqaris.
m.l
Wadaag:
Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.
Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxir.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
m.l
Wadaag:
Shay farta la gashado xarrago darteed.
Ilmasidaha afkiisa (minka).
m.l
Wadaag:
(-iimo, m.l) Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Dareere yar meel ka soo dhiijin.
(f.mg) Dareere yar meel ka soo dhiiqid.
f.g
-qay, -qday
Wadaag: