Qeexid
"Wax"
[-umaa, -umayd]
farsamaxun maa
farsamaxun mayd
f.mg4"Wax"
Wadaag:
eeg farsamaxun. ld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.
m.dh
Wadaag:
Wax la farsameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.
m.l
Wadaag:
Qof qoraal gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho.
Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Hab gaar ee wax qabad, badanaa hab la xiriira xirfad gacan ka qabasho.
Xirfad iyo awood ee farshaxan, isboorti ama waxqabasho gacmeed, taasoo aad horay ugu martay tababar iyo hawl gacmeed.
m.l
Wadaag:
Arday in looxa macallinku cashar ugu qoro sugid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. ld firsho (1).
m.dh
Wadaag: