Qeexid
"Farsamayaqaan ahaansho."
"Farsamayaqaan ahaansho."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.
m.l
Wadaag:
Wax la farsameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg farsamaxun. ld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.
m.dh
Wadaag:
Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Arday in looxa macallinku cashar ugu qoro sugid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: