Qeexid

"farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farsamo oo kali ah:
  • Blatter, wuxuu qiray in khaladaad dhacay, hase yeeshee, wuxuu eeda inteeda badan u xambaariyay calan-walayaasha oo uu ku tilmaamay kuwa keenay khaladaadka farsamo ee dhacay ilaa hadda.
  • Haddii laba kooxood isku mustawe ka joogaan jidh-ahaan, ta farsamo badan ayaa guulaysata, laakiin haddii aanu saxnayn adkaysigaagu, farmsamadaaduna meel kuma geyn karto.