Qeexid
Farqoraal sixitaankeeda sugid.
[-gay, -gtay]
f.mg1Farqoraal sixitaankeeda sugid.
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Arday in looxa macallinku cashar ugu qoro sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg farsug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg farsug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. ld firsho (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Qeexid Xigta: Cid farriin u dhiibid.
Qeexid Kale: Cid amar siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Qeexid Xigta: Hab loo qoro af.
Qeexid Kale: Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho.
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Aqoon iyo tab lagu qabto hawlgacmeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax fandharasho.
Qeexid Xigta: Cid farriin u dhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhalo aad u yar oo subagga, saliidda iwm lagu cabbiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Hawl tab iyo aqoon u baahan qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax yar oo abaalmarin ahaan loo siiyo hawl la qabtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg farsamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fanka qoridda, aslidda, soohidda, falkinta iwm.
Qeexid Xigta: Qof fanka qoridda, aslidda iwm aad u yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld faarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo.
Qeexid Xigta: Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar.
Qeexid Xigta: Furuqdhoon. ld faarfaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]