Qeexid

"Cirir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faruur oo kali ah:
  • Markuu hubsaday inuu tirtiray wixii uu iska duubay ayuu u dhaqaaqay dhankii muraayadda, oo garkiisii weynaa masaxay, cimaamaddii madaxa ku toostoosiyay, ilkahiisana ku eegay muraayadda, sidii ruux wax malabsanayana carabkiisii dul mariyay faruuryaha.
  • Isticmaalka sigaarka wuxuu keenaa cimri deg-deg, midabka oo is-bedela, ilkaha oo casaada iyo xanuuno badan oo halis ah sida xanuunka "Kansarka" sambabada, kansarka dhuunta, kansarka faruuryaha iyo kuwo kale oo badan.