Qeexid
"Cirir."
"Cirir."
Wadaag:
Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin.
Bushin dillaacin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Labada bushumood oo afka nafleyda middood.
(daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
m.dh
Wadaag:
Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka.
ld faruurxirid.
m.l
Wadaag:
Caano a. ah: caano yar oo dhigaalah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Awr xarig faruur kaga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuul, iyo miro yar-yar.
m.l
Wadaag:
Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo.
Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey.
Wax dhulka ka soo fooca.
F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.
m.l
Wadaag: