Qeexid
"Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin."
Qeexid Xigta
Bushin dillaacin.
[-ray, -rtay]
faruur3 ay
faruur3 tay
f.g1"Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin."
Bushin dillaacin.
Wadaag:
Labada bushumood oo afka nafleyda middood.
(daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
m.dh
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
Awr xarig faruur kaga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka.
ld faruurxirid.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) (fiis.) Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax biyood oo galay gibilka, ka dibna ku qaboobay meel joog sare leh oo dhulka dushiisa. Uumi-baxa biyuhu wuxuu ka yimaadaa, harooyinka, webiyada iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Albaab, dariishad iwm ballaqid.
Guntin xarig kala bixin.
Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax fandharasho.
Cid farriin u dhiibasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: