Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faruuran oo kali ah:
  • Qaliinadan ayaa waxaa fulinaya takhaatiir u dhalatay dalka Ingiriiska oo qabiir ku ah qaliinada dadka faruuran.
  • Wuxuu sheegay in ay qorshaynayaan in magaalooyinka kale ee Puntland ay yimaadaan dhaqaatiirtan wakhti kale, wuxuuna sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay quudaraynayso in qalliin lagu sameeyo dadka faruuran oo dhan oo ku nool Puntland.