Qeexid
"Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka."
Qeexid Xigta
ld faruurxirid.
"Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka."
ld faruurxirid.
Wadaag:
Awr xarig faruur kaga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin.
Bushin dillaacin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Labada bushumood oo afka nafleyda middood.
(daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag: