Qeexid
"Miro wax kale ku darsan ahaansho."
[-naa, -nayd]
farxan2 aa
farxan2 ayd
f.mg4"Miro wax kale ku darsan ahaansho."
Wadaag:
(-xamay, -xantay; -xmi) Miro kuwa kale ku darsan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Waxtar weyn oo cid dhibaateysanloo geysto.
Dad xigtanimo ka dhexeysa;ehel.
m.l
Wadaag:
Wax farriin la faray ahaansho.
Wax fandharan ahaansho (nabar).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax tarmay noqosho.
Ka f.: wax meel ka soo unkamay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax sixran noqosho.
Beer wax la falay noqosho.
Dhul wax la banneeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qof qoraal gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho.
Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: