Qeexid
"Qof qoraal gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
[-umaa, -umayd]
farxun maa
farxun mayd
f.mg4"Qof qoraal gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho."
Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
Wadaag:
Hab qoraal-gacmeed oo qof wax u qoro oo ay adagtahay si loo akhriyo.
Hab aan quruxsanayn oo qof u sameeyo farshaxan. ld farxumo.
m.dh
Wadaag:
(-xamay, -xantay; -xmi) Miro kuwa kale ku darsan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Miro wax kale ku darsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax fandharasho.
Cid farriin u dhiibasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: