Qeexid

"ld fad (3). Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux."

Qeexid Kale

Warqad turub oo aan la qaban karin.

Qeexid Xigta

Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine