Qeexid
"Dawga toosan ka weecasho."
Qeexid Xigta
Kibrid.
[-day, -dday]
fasahaad2 ay
fasahaad2 day
f.mg1"Dawga toosan ka weecasho."
Kibrid.
Wadaag:
Dawga toosan ka weecin.
Cid kibrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax fasahaaday ahaansho.
f.mg4
-sanaa, -sanayd
Wadaag:
(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.
m.dh
Wadaag:
U f.: cid dagaal ku billabid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qaybaha buug lee yahay midkood.
Heerarka waxbarashada dugsiga midkood.
Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
m.l
Wadaag:
Jir nafley humbuluuluqid.
Raashin karaya tiqid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: