Qeexid
"Maro yar oo afka lagu tirto."
Qeexid Xigta
Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.
"Maro yar oo afka lagu tirto."
Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.
Wadaag:
Qaybaha buug lee yahay midkood.
Heerarka waxbarashada dugsiga midkood.
Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Caallir dhaawac yeesho.
F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli).
(f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq2.
f.g
-khay, -khday
Wadaag:
Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
m.l
Wadaag:
Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.
f.g3
-khday, -khatay
Wadaag: