Qeexid
"Guuldarro."
Qeexid Xigta
ld fashalid.
"Guuldarro."
ld fashalid.
Wadaag:
Guuldarro la kulmid.
ld fashali. ld fashil2.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
ld fashal1 (2), fashalaad, fashil1, fashilaad, fash
m.f.dh
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
Jid laangooyo lagu sameeyey.
Sixir.
m.l
Wadaag: