Qeexid
"Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan2."
[-lnaa, -lnayd]
fashalan2 naa
fashalan2 nayd
f.mg4"Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan2."
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax sixran noqosho.
Beer wax la falay noqosho.
Dhul wax la banneeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Guuldarro la kulmid.
ld fashali. ld fashil2.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
ld fashal1 (2), fashalaad, fashil1, fashilaad, fash
m.f.dh
Wadaag:
Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan2.
f.mg4
-khnaa, -khnayd
Wadaag: