Qeexid

"ld fashalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fashil oo kali ah:
  • Denbi aad u culus oo aan la himaami karin lana dhaafi Karin ayaa ka dhalan kara haddii lagu fashilo in in loo gurmado dadka dalka Soomaaliya ku dhibaataysan.
  • "Qorshahaan waa mid fashilmay, waxaana u digaynaa xildhibaannadan wada fikirkaan, haddii ay joojin waayaanna waxay la kulmi doonaan ciqaab adag, marka aan gacanta ku dhigno" ayuu yiri Sheekh Abu-Mansur.