Qeexid
"Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir2 (2)."
[-ilay, -ishay]
fasil2 lay
fasil2 shay
f.g1"Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir2 (2)."
Wadaag:
Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir1 (2).
m.l
Wadaag:
Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan.
Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
m.l.kh
Wadaag:
Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
ld fasil2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Arrin iwm wax deggan noqosho.
Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
ld fad (3). Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux.
Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa.
Warqad turub oo aan la qaban karin.
m.l
Wadaag:
Guuldarro la kulmid.
ld fashali. ld fashil2.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax la fasiray ahaansho.
ld fasilan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: