Qeexid Xigta
ld fasaxid.
ld fasaxid.
Wadaag:
Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir2 (2).
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir1 (2).
m.l
Wadaag:
Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
ld fasil2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan.
Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
m.l.kh
Wadaag: