Qeexid
"(-do, m.l) Haweeney aan hantida tashiilin."
"(-do, m.l) Haweeney aan hantida tashiilin."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.
m.l
Wadaag:
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.
m.dh
Wadaag:
Qalab mashiin lehoo wax lagu qabsan karo.
Qalab lagudagaallamo; hub.
Qalabka dumarku ayqaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag: