Qeexid
"(-hmay, -hantay; -hmi) Wax la fatahay noqosho."
"(-hmay, -hantay; -hmi) Wax la fatahay noqosho."
Wadaag:
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax meel ku jira ka daadin.
(f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin.
(f.mg) Biyo meel ku faafid.
f.g
Wadaag:
(-khmay, -khantay; -khmi) Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan1.
f.mg1
Wadaag:
F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.
m.l
Wadaag:
Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano.
ld faan faanid.
m.l
Wadaag: