Qeexid
"Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho."
[-shtay, -shatay]
fatash htay
fatash hatay
f.g3"Wax, wax kale ka dhex baarasho. ld fatisho, fetesho."
Wadaag:
Baaritaan meel ama wax lagu sameeyo. ld fatish1, fetesh1.
m.l
Wadaag:
Meel ama wax baaritaan ku sameyn. ld fatish2, fetesh2.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
eeg fargo. ld fargad1, fergad, fergasho, firgad, firgasho.
m.f.dh
Wadaag:
Arrin go'aan ka gaarid.
Ku t.: wax filasho.
La t.: talo cid la garabsasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
eeg faarso. ld faarsad, faarsi faarsi1 m.l ld faarsasho.
m.f.dh
Wadaag: