"(-llo, m.dh) Liifad. ld fatiilad."
Wadaag:
ld fatiil.
m.dh
Dhiriq lo'aad.
Wax aad u badan oo aan cidina wax ka waayeyn.
m.l
(-llo, m.dh) Liifad.
ld fatash2.
f.g1
-shay, -shatay
ld fatah1.
m.f.dh
ld fatash1.
ld fatasho.
f.g3
-ishtay, -ishatay
Midab cad oo geela iyo farduhu yeshaan.
ld fatashid.
(-ooyin, m.l) Jawaabta mufti ka baxsho arrin diin ku saabsan oo adag.