Qeexid
"ld fatash2."
[-shay, -shatay]
fatish2 hay
fatish2 hatay
f.g1"ld fatash2."
Wadaag:
Meel ama wax baaritaan ku sameyn. ld fatish2, fetesh2.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Dhiriq lo'aad.
Wax aad u badan oo aan cidina wax ka waayeyn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meel ku jira ka daadin.
(f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin.
(f.mg) Biyo meel ku faafid.
f.g
Wadaag: