Qeexid

"Tamuux, bataax, bacad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fatuux oo kali ah:
  • Guulaha waawayn ee islamku gaadhay Fatuuxal Xabashana tilmaamyo, waa wax inoogu filan faan iyo awood aynu lahayn waayo hore, wakhtiganse aan muuqan, maqnaanshaheedana la tabayo, marka ay islaanimo noqoto waa wax inoo wada kaydsan oo inoo yaalli doono.
  • Fatuuxal Xabashaha waxa uu ka kooban yahay ilaa afar boqol oo bog iyo dheeraad, jaldiga buuga waxa ku dhajisan sawir gacmeed taallo ah, waa imaamkii oo fuushan faras waran iyo gaashaan gacmaha ku sita.