Qeexid
".r F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan."
".r F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan."
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
m.l.kh
Wadaag:
Xubuub cufan oo ka kooban gaamaytyada lab ee iniinta geedka, kuwaas oo ka baxa iyaga oo farabadan kiishfaxalka.
Labada laab ee sare ee faxal-sidaha geedka kuwaas oo had iyo jeer midabkoodu yahay hurdi, laab waliba waxa uu ka koobanyahay laba kiishfaxal oo ay ku dhex jiraan boodh faxal badani, kuwaas oo soo baxa marka faxalku qarxo.
m.l
Wadaag:
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax1, fargannax1.
m.l
Wadaag:
(bot.) Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal.
m.l
Wadaag:
faxlid tallow m.l (-wyo, m.dh) Gudbinta faxalka ee laga soo qaado faxalsidaha geed loona gudbiyo fur ubo-ubaxda geed kale.
Wadaag: