Qeexid
"(bot.) Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal."
"(bot.) Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal."
Wadaag:
Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq1, farammayr.
m.l
Wadaag:
Xubuub cufan oo ka kooban gaamaytyada lab ee iniinta geedka, kuwaas oo ka baxa iyaga oo farabadan kiishfaxalka.
Labada laab ee sare ee faxal-sidaha geedka kuwaas oo had iyo jeer midabkoodu yahay hurdi, laab waliba waxa uu ka koobanyahay laba kiishfaxal oo ay ku dhex jiraan boodh faxal badani, kuwaas oo soo baxa marka faxalku qarxo.
m.l
Wadaag:
Xilliyada dayrta mid ka ah oo udhexeysa ximirka iyo xayska.
m.l
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (baay.) Mid ka mid ah qaybaha taranka ee lab ee ubaxa. Waxay ka koobantahay qayb sare oo bacrinsami karta (faxal) oo ku dul taalla liif dheer oo ma dhaleys ah.
m.l
Wadaag:
Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
Jid laangooyo lagu sameeyey.
Sixir.
m.l
Wadaag:
Agagaar, hareer.
Socod aan meel lagu tegin.
ld faalalid.
m.l
Wadaag:
Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
m.l
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Biyo faro ku dhaqasho.
Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
.r F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan.
m.dh.sh
Wadaag: