Qeexid
"(-xlay, -xashay; -xli) (bot.)Faxal sameyn."
"(-xlay, -xashay; -xli) (bot.)Faxal sameyn."
Wadaag:
(bot.) Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal.
m.l
Wadaag:
Xubuub cufan oo ka kooban gaamaytyada lab ee iniinta geedka, kuwaas oo ka baxa iyaga oo farabadan kiishfaxalka.
Labada laab ee sare ee faxal-sidaha geedka kuwaas oo had iyo jeer midabkoodu yahay hurdi, laab waliba waxa uu ka koobanyahay laba kiishfaxal oo ay ku dhex jiraan boodh faxal badani, kuwaas oo soo baxa marka faxalku qarxo.
m.l
Wadaag:
Wax samayn.
Wax sixrid.
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (baay.) Mid ka mid ah qaybaha taranka ee lab ee ubaxa. Waxay ka koobantahay qayb sare oo bacrinsami karta (faxal) oo ku dul taalla liif dheer oo ma dhaleys ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid sixir ku samayn.
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(f.g) Hanti qof dhintay uga harid.
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
f.g
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq1, farammayr.
m.l
Wadaag:
.r F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan.
m.dh.sh
Wadaag:
Biyo faro ku dhaqasho.
Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: