Qeexid
"Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho."
[-aaday, -ayday]
fay2 aday
fay2 yday
f.mg1"Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho."
Wadaag:
Kabihii waayadii hore haweenku qaadan jireen afkooda hore oo godan caaraddiisa.
Caarad; gees.
m.l
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
f.mg4
-oobaa, -oobayd
Wadaag:
(-yo, m.dh) (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
m.l
Wadaag:
(-qyo m.dh) Maro si dhuudhuub ah loo jeexay jeex ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax indho ku baniixin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: