Qeexid
"(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow."
"(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow."
Wadaag:
Q. ah: qof ama ka badan oo diyaar u ah dhiillo laga filayo wax ka qabashadeeda.
m.l
Wadaag:
Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay.
ld fayaqabid.
m.l
Wadaag:
Xaalad caafimaadqab ku sugnaan.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: