Qeexid
"Ku f.: wax indho ku baniixin."
[-gay, -gtay]
fayiig2 ay
fayiig2 tay
f.mg1"Ku f.: wax indho ku baniixin."
Wadaag:
Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
m.l
Wadaag:
Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho.
f.mg1
-aaday, -ayday
Wadaag:
Kabihii waayadii hore haweenku qaadan jireen afkooda hore oo godan caaraddiisa.
Caarad; gees.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
m.dh
Wadaag: